Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

HOGAAMIYAHA URURKA XISBUL ISLAM SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS OO CAMBAAREEYEY SHIR MADAXEEDKA MIDOWGA AFRIKA EE KAMPALA


Posted on: Tuesday 27 July 2010 Sahan Media

Masuulka Ugu Sareeyo Ururka Xisbul Islam ayaa Si Kulul U Cambaareeyey Shirka maalintii 3-aad Magaalada Kampala ee dalka Uganda Uga Soconaya Madaxda Ururka Midowga Afrika

Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa Shirkaasi Ku Tilmaamay Mid looga Soo Horjeedo Islamka Islamarkaan ay hogaamiyayaashaasi Ka xun Yihiin Xukumada ay Fuliyaan Islaamiyiinta Muqdisho Iyo Gobolada dalka Ku Suagan

Shiikh xasan ayaa hadalkiisa Ku Sii daray In uu fashil Ku Dhamaan doonaan Shirkaaasi maadamaa Waxa ay U shirayaan uu yahay in la baabi\'iyo Ku Dhaqanka shareecada Islaam

Si Kastaba ha haatee Su\'aasha Is Weydiinta mudan ayaa waxa uu yahay Dowladda Ma ka dhabbaa Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka

Sahan Media Network

Mogadishu Samalia

 

(Radiosahan@hotmail.com)



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>