Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

DAGAALO U DHAXEEYA CIIDAMADA DOWLADDA ITO URURKA XISBUL ISLAM OO MAANTA KA DHACAY DEGMADA HODAN EE GOBOLKA BANAADIR


Posted on: Tuesday 27 July 2010 Sahan Media

Dagaalo aad U Xoogan Isla Markaana U Dhaxeeyey ururka Xisbul Islam iyo Ciidamada Dowladda ayaa Maanta waxa uu ka Qarxay Degmada hodan ee Magaalada Muqdisho

Dagaalka ayaa ku Bilawday Rasaasta fud fudud Waxa uuna isku Bedelay Hubka Culus oo ay Adeegsanayeen Labada Dhinac oo at dirirtu Dhexmartay

Sidoo kale Dagaalkaani ayaa Waxa uu Imaaday ka Dib Markii ay Ciidamada Dowladda ay weerar Ku soo qaadeen Kuwa Xisbul islam oo Ku Suganaa Tarabuunka Iyo Deegaano kale Isla markaanna Ciidamada Dowladda ay la Kulmeen Iska Caabin aad U Xoogan

Ma Cadda Waxyeelada uu Dagaalkaani Geystay Balse Goobaha ay Dagaaladu ka Dhaceen ayaa wax uu Yahay Goobo ay Inta badan aysan Ku Sugnayn Dadka Rayidka ah

Sahan Media Network

Mogadishu Samalia

(Radiosahan@hotmail.com)



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>