Posted on: Wednesday 28 July 2010 Sahan Media
Ka Dib Kulan Muddo 3 Cisho Magaalada Kampala ee dalka Uganda uga Soconayey Madaxda Midowga afrika ayaa waxa laga soo saaray go\\\\\\\'aamo aan sidaas U sii Buurnayn oo ciidamo Loogu kordhinayo Amison
Kulanka oo maalintii Shalay lagu Soo gaba gabeeyey Magaalada Kampala ee Dalka Ugand ayaa Madaxda Ka qayb Galayey kulanka waxa ay isku raaceen In 4000 oo Askar lagu Biiriyo Ciidaada nabad ilaalinta Amison ee Ku Sugan dalka Soomaaliya
Ciidamada Dheeraad ag ee lagu wado In dalka soomaaliya loo soo daabulo ayaa waxa ay kala Imaan Doonaan Dowladda Gini 1000 Ciidam, jamhuuriyada Jabuuti 1000 Iyo 2000 oo uu Urur Goboleedka IGAD soo Dirayo
dadka Siyaasada indha in dheeyo ayaa waxa ay Shaaciyeen in xaaladu ay haatan ka sii dareyso oo an wax is Bedel ah Laga dhaxli doonin Afartaan Kun Ciidan
Sahan Media Network
Mogadishu Samalia
(Radiosahan@hotmail.com)