Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

MADAXWEYNE SHIIKH SHARIIF OO KA NIYAD JABAY GO'AANKII MADAXDA MIDOWGA AFRIKA


Posted on: Wednesday 28 July 2010 Sahan Media

Madaxweynaha Dowladda dalka Soomaaliya Mudane Shiikh shariif Shiikh axmed ayaa ka Niyad jabay go\\\'aankii Midowga Afrika ay ka soo saareen Gaba gabadii Kulankooda ee ahaa in 4000 oo Ciidan lagu Soo Biiriyo Kuwa Amison

Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa Madasha shirka ka soo Baxay Isagoo Hoos eegayo Ka Dib Markii ay u Cuntami weyday go\\\'aankaasi

Sidoo kale Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa Ku raja weynaa In La fasaxayo Kuwa Amison oo Haatan dalka Ku Sugan Waayo waxa uu Niyada Ku hayey in Ciidamo La Kordhiyo ay ka Wanaagsan Tahay In Kuwa dalka Jooga Laga Dhigo Nabad Dhaliyaan

Niyad Jabku Mahan Madaxweyne Shiikh Shariif oo Kaliya oo Waxa Si Wada Jir U wada Niyad Jabay Madaxda Dowladda Badankood Balse Su\\\'aashu Waxa ay tahay Awway Awodii Lagu Yaqiinay ciidanka Xooga dalka soomaaliya?

Sahan Media Network

Mogadishu Samalia

 

(Radiosahan@hotmail.com)



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>