Posted on: Wednesday 28 July 2010 Sahan Media
Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh axmed ayaa Saxaafadda Iyo Madaxda Midowga Afrika U Muujiyey in uu si aad ah ugu farax san Yahay Go\'aanka Midowga afrika ay ka soo saareen Shirka 15-aad ee Madaxdaasi ay Isugu Yimaadeen Kaasoo Muddo 3 maalmood ah ka Soconayey Magaalada Kampala ee Caasimada Dalka Uganda
Ka dib Shir jaraa\'id oo uu Madaxweynuhu Ku Qabtay Gudaha Magaalada kampala ka dib Markii uu Soo Idlaaday Shirka Madaxda Afrika ayaa Shaaciyey In uu Si aad ah Ugu Farax san yahay Go\'aanka ay Midowga Afrika ee Ku aadanaa in ciidamo Hor Leh oo gaaraya Afar Kun Lagu Biiraya Kuwa ee dalka soomaaliya Ku Sugan
Shirka jaa\'id ee Shiikh Shariif ayaa waxa uu Umuuqanayaa Mid uu Ku raali Galinaya Madaxda Middowga Afrika Balse warar Xaqiiqo ay sheegayaan in Shariif uusan Ku qanac Sanayn Natiijada Shirka
Sahan Media Network
Mogadishu Samalia
(Radiosahan@hotmail.com)