Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

MADAXWEYNAHA SOOMAALILAND SIILAANYO OO MAGACAABAY GOLIHIISA WASAAIRADA


Posted on: Wednesday 28 July 2010 Sahan Media

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Max’uud Siilaanyo ayaa Maanta magacaabay wasiirada dowladiisa cusub ee Somaliland

Munaasabad Ballaarn oo lagu Shaacinayey Golahaan Cusub ayaa maanta waxa ay ka dhacday Gudaha Magaalada Hargeysa Waxaa wasiirada la Magacaabay ay kala Yihiin

1) Wasaarada Arimmaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gaboose

2) Wasaarada Arimaha Dibadda Dr Maxamed Cabdullahi Cumar.

3) Wasaarada Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi.

4) Wasaaranta Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr Sacad Cali Shire.

5) Wasaarada Howlaha Guud iyo Gaadiid Xusein Axmed Caydiid.

6) Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta Sare ZamZam Cabdi Adan.

7) Wasaarada caafimaadka Dr Xusein Muxumad Maxamed.

8) Wasaarada gaashaandhiga Axmed xaaji Cali Cadami.

9) Wasaarada Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Cabdirizakh Khaliif Axmed.

10) Wasaarada Xaanada xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr Axmed Xaashi Oday.

11) Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdirisaak Ibraahin Maxamed.

12) Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Ismaaciil Muumin Aar.

13) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sh Khaliil Cabdullaahi Axmed.

14) Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac.

15) Wasaarada Kaluumaysiga iyo Maamulka Dekadaha Dr Maxamed Yaasiin Xassan.

16) Wasaaarada Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr Xusein Cabdi Ducaale.

17) Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyaradda iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar.

18) Wasaarada Beeraha Faarax Cilmi Maxamud.

19) wasaarada Duulista iyo Hawada Maxamud Xaashi Cabdi.

20) Wasaarada Warfaafinta Cabdullaahi Jaamac Cismaan.

Sahan Media Network

Mogadishu Samalia

(Radiosahan@hotmail.com)



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>