Posted on: Wednesday 28 July 2010 Sahan Media
Dowladda Jabuuti ayaa Beenisay in ay Ciidamo U soo Direyso Dalka Somaliya ka Dib Markii ay Soo ifbaxeen in Ciidamo Gaaraya 1000 ay Dowladda Jabuuti U soo Direyso Soomaaliya
Masuul U hadlay Xukuumada Jabuuti ayaa sheegay In aysan Jirin Marnaba Ciidamo ay U Soo Dirayaan Soomaaliya Kuwaasoo lagu Biirin Doono Kuwa Nabad Ilaalinta Amison ee dalka Ku Sugan
Masuulkaani ayaa Sidoo Kale Cadeeyey in Warbaahinta ay Si Qaldan U Fahmeen waxa La Soo Dirayana ay yihiin Khubaro caawiyo Ciidamada Ku Sugan Soomaaliya
Hadalka Masuulkaani ayaa Imaanaya Xili Maalintii Shalay Madaxda Midowga Afrika ay Isku Raaceen In Ciidamo Dheeraad ah Loo Soo Diro Dalka Soomaaliya Isla Markaana Dowladaha balan qaaday Lagu Sheegay In ay Jabuuti Ka Tirsan Tahay
Sahan Media Network
Mogadishu Samalia
(Radiosahan@hotmail.com)