Posted on: Wednesday 28 July 2010 Sahan Media
Xoogaga hubeysan ee Al Shabaab ayaa iska Fogeeyey Ku Lug Lahaanshiyaha Dagaalkii Cuslaa ee Ka Dhacay Buuraleyda Gal Gala Duleedka Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari
Afhayeenka Kooxada Al Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage Shiikh Cali Dheere oo War Baahinta La hadlay ayaa cadeeyey in xoogaga Al Shabaab aysan Sinna Ugu Lug Lahayn dagaalkii Ka Dhacay Gal gal ee Puntland
\" waxaan cadeynayaa In Al shabaab ayasan Ku Lug lahayn dagaalki Gal Gala ka Dhacay waxaan ka Xumahay In Al Shabaab Loo Saariyo Wax walbo oo Soomaaliya Ka Dhaco\"
Hadalka Shiikh Cali Dheere ayaa Imaanaya Xili Madaxweyne faroole uu cadeeyey in Ciidamada Uu Hogaaminaya Maxamed saciid Atam ay Ka Amar qaataan Xoogaga Al shabaab
Sahan Media Network
Mogadishu Samalia
(Radiosahan@hotmail.com)