Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

MADAXWEYNE SHIIKH SHARIIF OO MAANTA KULAN XASAASI AH KAMPALA KULA QAADAN DOONO DHIGIISA UGANDA UWERI MUSEFINI


Posted on: Thursday 29 July 2010 Sahan Media

Madaxweynayaasha Dalalka Soomaaliya Iyo Uganda Shiikh Shariif Shiikh Axmed Iyo Uweri Musefini ayaa Maanta Lagu Wadaa ain ay Maanta Ku Kulmaan Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda

Labada Masuul ayaa Waxa ay kawada Hadli Doonaan Xiriirka Labada Dal Arimo Quseeya Xaaladihii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya, Qaraxyadii Ka Dhacay Magaalada kampala ee Dalka Uganda oo ay Masuliyadooda sheegtay Xoogaga Al Shabaab

Sidoo Kale Shariif Iyo Musefini ayaa isla soo qaadi Doono sida Ugu sahlan ee Loo Wajihi Karo Kooxaha ku Kacsan Dowladda KMG ee Soomaaliya

Kulanka Labad Masuul ayaa Imaanaya Xili uu Dhawaan la Soo Idleeyey Kulankii Madaxda Midowga Afrika oo Laga Soo Saaray Qodobo aan U Cun tamin Labadan Masuul ee Kulanka qaadanaya

Sahan Media Network

Mogadishu Samalia

 

(Radiosahan@hotmail.com)



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>