Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

BOQOR CUSMAAN BUUR MADOW " SHABAAB WAXAA LAGU TIRTIRI KARAA SHARIIF OO XILKA LAGA QAADO "


Posted On: Thursday 29 July 2010 Sahan Media

Boqor Cusmaan Aw Maxamuud oo Loo Yaqaan Buur Madow ayaa Sheegay In ay tahay Wax laga Xumaado dagaalada 20-ka sano ka soconaya Koon Furta Dalka Soomaaliya

\" Waa wax Lagu Xumaado Reer Koon Fur In Laga Waayo Dad U Aqli Celiyo si ay Kaga Baxaan Dhibaatada Ka jirto Koon Furta Soomaaliya\"

Sidoo kale Boqorka ayaa Hoosta Ka xariiqay In Dhibaatada Ruuxa Wada Haatan uu yahay Madaxweyne Shiikh Shariif Iyadoo aan Xilka Laga qaadinna aysan Marnaba Nabad ka Dhici doonin Koon Furta Soomaaliya

Waxa uu hadalkiisa Ku sii Daray In Shabaab aanan La Tir Tiri karain Inta Xilka uu haya Madaxweyne Shiikh Shariif Waayo Waxa uu yiri Isaga ayaa Naas Nuujiya

\" Al shabaab Lama Tir Tiri karo Inta Xilka uu Haya Shariif Beesha Caalamka Horta Shariif Ha Ridaan ka Diban shabaab Ha Tir Tiraan\"

Hadalka Boqorka aya Imaanaya Xili Dhawaan Sawiraaga caanka ah Uu Soo Sawiray Madaxweyne Shiikh shariif oo Lacaga Siinaya Al shabaab

Sahan Media Network

Mogadishu Somalia

( Radiosahan@hotmail.com)



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>