Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

MADAXWEYNE SHIIKH SHARIIF IYO WAFDI UU HOGAAMINAYA OO SOO GAARAY MAGAALADA NAIROBI EE DALKA KENYA


Posted on: Friday 30 July 2010 Sahan Media

Wafdi Wallaaran oo uu Hogaaminaya Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Habeenkii Xalay Ka Soo Degay Garoonka Jooma Kenyaata Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya

Shiikh Shariif Iyo Wafdigiisa ayaa Waxa ay Ka Soo Amababaxeen Garoonka Magaalada Kampala ee Xarunta wadanka Uganda Halkaasoo uu Madaxweynaha Kaga so Qayb Galay Shirka Madaxda Midowga Afrika oo uu Matalayey Soomaaliya

Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa La Filayaa In Nairobi Kulamo Kula Qaado Masuuliyiin Ka Socda Beesha Caalamka Iyo Madaxda dalka Kenya

Sahan Media Network

Mogadishu Somalia

( Radiosahan@hotmail.com )



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>