Posted on: Friday 30 July 2010 Sahan Media
Waxaa Saakay Xaalad Degenaansho ah Laga Dareemayaa Waqooyiga Magaalada Muqdisho Ka Dib Dagaalo Iyo Duqeymo Xoogan oo Habeenkii Xalay ah ka Dhacay Deegaanadaasi
Degmooyinka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho ayaa Saakay Waxa ay U Muuqdaan Kuwa Xasiloon Xili Maalmihii La Soo Dhaafay ay Marxaladoodu Mareysay meel aad U Halis
Degmada Boondheere ayaa Maalmahan waxa ay ahayd Degmada ugu dagaalka Badan Ka dib Markii ay Al shabaab Kaabiga U soo Saareen Degmadaasi
Degenaashahaan oo aan cago Badan Ku Taagnayn ayaa Waxa Suura Gal ah In Uu Waqti waliba Dagaal Qarxo
Sahan Media Network
Mogadishu Somalia
( Radiosahan@hotmail.com )