Posted on: Friday 30 July 2010 Sahan Media
Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Iyo Wafdi uu Hor Boodayo ayaa La filayaa In Goor Dhaw ay Soo Gaaraan Gudaha Magaalada Muqdisho
Wafdiga Madaxweynaha ayaa Waxa ay ka Soo kicitimi Doonaan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Halkaasoo ay Haatan Ku Sugan Yihiin
Sidoo Kale Madaxweyne Shariif Iyo Wafuuda La Socoto ayaa waxa ay habeenkii Xalay ahayd Soo Gaareen Nairobi iyagoo Ka Soo Duulay Magaalada kampala ee Dalka Uganada
Dhanka Kale Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Nairobi ayaa Sheegaya In Haatan Madaxweynaha uu Kulamo La qaadanaya Madaxda Dalka Kenya
Kulanka Madaxweynaha Iyo Safarkiisa Muqdishoba Kala Soco Sahan Media
Sahan Media Network
Mogadishu Somalia
( Radiosahan@hotmail.com )