Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

AU OO BALAN QAADAY IN 15 MAALMOOD GUDAHEEDA AY CIIDAMO UGU SOO DIRI DOONAAN SOOMAALIYA


Posted on: Friday 30 July 2010 Sahan Media

Ka Dib Kulan Albaabada ay u Xiran Yihiin oo ay Maanta Madaxda Midowga Afrika Ku Yeesheen Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ayaa Waxa ay Go\'aan Ku Gaareen In 15 Maalmood Gudaheeda Dalka Loogu Soo daabulo Ciidamada Ay Balan Qaadeen Midowga Afrika

Sidoo Kale Madaxda Ugu Sareysa ee AU-da ayaa Hoosta Ka Xariqay In ay Muhiim Tahay In ay Ciidamada Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Loogu Soo Daabulo Dalka Soomaaliya

Dhanka kale Waxa ay U Muuqanaysaa In Bartamaha Bisha Fooda Nagu Soo hayso ay Ciidamadaasi La Keeni Doona Soomaaliya

 

Sahan Media Network

Mogadishu Somalia

( Radiosahan@hotmail.com )



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>