Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

DOWLADDA OO DIB ULA WAREEGTAY DEGMADA YEED EE GOBOLKA BAKOOL KA DIB MARKII AY AL SHABAAB QABSADEEN


Posted on: Friday 30 July 2010 Sahan Media

Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa Waxa la shaaciyey In ay Dib Ula Wareegeen Gacan Ku Haynta Degmada Yeed ee Gobolka Bakool Ka Dib Markii ay Al shabaab Dagaal Kula Wareegeen Gacan Ku Haynta Degmada Yeed

Aadan Maxamed Nuur Saran Soor oo ka Mid ah Saraakiisha Dowladda ee Degmada Yeed ayaa Warbaahinta U xaqiijiyey In ay Haatan Degmadaasi gacan Ku Hayaan Ciidamada Dowladda KMG ee soomaaliya oo Horey U Hayn Jireyba

Degmada Yeed ayaa waxa ay In Muddo ah Saldhig U ahayd Ciidamada Dowladda oo Halkaasi isku Uruursanayey Isla Markaana Qaban qaabinayey In ay Halkaasi Ka Soo Duulaan Tagaan Balse Xaalku waxa uu Sidaas Iska Badalay ka Dib Markii Ciidamada Dowladda Fariisinkooda Lagu Soo weeraray

 

Sahan Media Network

Mogadishu Somalia

( Radiosahan@hotmail.com )



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>