Posted on: Saturday 31 July 2010 Sahan Media
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Kulankoodii Caadiga ahaa ay Ku yeelanayaan Xarunta Hoyga Ummada Soomaaliyeed
Kulanka Maanta ayaa Lagu Sii Amabaqaadi Doonaa Doodii Ku Saabsanayd Xeer Hoosaadka Baarlamaanka oo Qodobo kamid ah Horey Loo Ansixiyey Halka Kuwa Kalena Maanta laga Doodi Doono
Kulankaani ayaa Waxa uu Horey U Baaqday Labo Jeer Ka Dib Markii ay Diideen In ay Yimaadaan Xarunta Shacabka oo ay Sheegeen In Amnigiisa Uusan ahayn Mid ana La Isku haleyn Karin
Sahan Media Network
Mogadishu Somalia
( Radiosahan@hotmail.com )