Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

GUDOONKA BAARLAMAANKA DOWLADDA KMG OO SHEEGAY IN BERI AY HOR IMAANEYSO XUKUUMADA KMG


Posted on: Saturday 31 July 2010 Sahan Media

Sida uu sheegay gudoonka baarlamaanka dowladda KMG, Berri oo xad ah ayaa xukuumadda KMG waxaa ay hor tagi doontaa baarlamaanka.

Kadib kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta golaha Shacabka Xildhibaano gaaraya 307 mudane oo ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka barlamanka ahna ku simaha gudoomiyaha C/wali Sheekh Abraahim ayaa waxaa gudoomiye ku xigeenka koowaad Barlamanka inta uusan furmin fadhiga Barlamanka uu sheegay in maalinta beri ah Xukuumada KMG Soomaaliya ay hor imaan doonto Barlamanka si ay kalsooni u weydiisato xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya

Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka, C/wali Sheekh Muusey ayaa hadalkan wuxuu ka sheegay shir maanta baarlamaanka uu ku yeeshay xaruntiisa golaha shacabka ee magaalada MuqdishoMaalinta beri ah ayaa la filayaa in fadhiga Xildhibaanada Barlamanka ay kalsooni soo weydiisato Xukuumada Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyadoona laga doodi muushin dhawaan qaar ka mid ah xildhibaanada ay ka gudbiyeen Xukuumada KMG Soomaaliya

Maalinta beri ah ayaa la filayaa in fadhiga Xildhibaanada Barlamanka ay kalsooni soo weydiisato Xukuumada Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyadoona laga doodi muushin dhawaan qaar ka mid ah xildhibaanada ay ka gudbiyeen Xukuumada KMG Soomaaliya

 

Sahan Media Network

Mogadishu Samalia

(Radiosahan@hotmail.com)



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>